Animation

Deg Deg : Raisawasaraha Itobiya oo qabilay Madaxweynaha Galmudug

no responses
Wednesday November 18, 2015 - 10:53 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Magaalada Adis Abab ee. wadanka itobiya waxaa manta ka dhacay kulan dhex maray Raisalwasaraha Itobiya iyo Madaxweynaha Galmudug.

Kulankaan oo ahaa mid labada dhinac ay ku kala saxiixanayeen heshiisyo dhowr ah oo dhexmaray Galmudug iyo Itobiya ayaa waxa u ka dhacay Xafiiska Raisalwasaraha Itobiya.

Kulankaan ayaa waxa u daba socday kulan waqti dheer socday oo shalay dhexmaray wafdigii ka socday Galmudug iyo Wasiirka arimaha dibada Itobiya iyo Xubno kale oo ka socday dowlada itobiya.

Xiriirka Maamulka Galmudug iyo Dowlada itobiya ayaa xuma bilihi la so dhafay balse waxa hada muqata astan isku soo dhawaansho mujinaysa..

FB_IMG_1447842977641

Facebook Comments