Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Qaraxyo xooggan oo ka dhacay Muqdisho iyo Rasaas Culus oo la Maqlaayo

Jugta laba Qarax oo Xooggan ayaa laga Maqlay Nawaaxiga Dabka ee Wadaa Makka Al-mukarrama Magaalada Muqdisho.

Labada Qarax oo Jugtooda laga maqlay Xaafaddaha Muqdisho ayaa waxaa u dhaxeysay Daqiiqado kooban.

Rasaas ayaa la maqlaya waxaana ay u muuqata in Qaraxyada ay ahaayeen Bartilmaameed.

Faah Faahinta qaraxyadaan goordhaw ayaan idin soo gudbin doonaa inshaa allah.

Related posts

Dhagayso:- Shirkii Maamul u samaynta Hiraan iyo Sh/Dhexe oo Caqabad———-

Tifaftiraha K24

Amin Caamir oo manta Muqaal Cajiib ah ka sameyay Warbaahinta sameynta badan ee Wacaal.com

admin

Daawo: Ra’isul wasaare kheyre oo markale rajo wanagsan ku abuuray dhalinyarada soomaliyeed isagoona ku dhawaaqay in….

Tifaftiraha K24