DEG DEG: Qarax xooggan oo Hadda ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faah Fahain hordhac ah oo laga helaayo

0

Jugta Qarax xooggan ayaa laga maqlay Magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo u eg mid gaari loo adeegsaday ayaa waxa ku beeganyahay nawaaxiga wadada maka al-mukarama gaar ahaan agagaarka halka loo yaqaan Ooto Ooto.

Lama oga qasaaraha ka dhashay maadama qaraxa uu daqiiqado ka hor dhacay waxaana la arkaya Uurada qaraxa oo cirka isku shareertay.

La soco faah faahinta qaraxa iyo qasaaraha ka dhashay.