DEG DEG: Qarax xooggan oo goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho+Sawirro

0

Qarax xooggan ayaa goordhaw ka dhacay Magaalada Caasimadda ee muqdisho.

Jugta qarax xooggan ayaa laga maqlay inta badan magaalada muqdisho waxaana qaraxa uu u muuqda mid gaari loo adeegsaday.

Uurada qaraxa ayaa marqura cirka isku shareertay waxaana qaraxa uu ka dhacay wadada maka al-Mukarama gaar ahaan nawaaxiga hotelka Wehliye.