Breaking News Somali News

DEG DEG: Qarax xooggan oo goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax xooggan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada muqdisho.

Qaraxa waxaa uu ka dhacay qeybo kamid ah dagmada huriwaa ee gobolka banaadir.

Jugta qaraxa ayaa inta badan laga maqlay magaalada muqdisho.

Waa qaraxii labaad oo saakay ka dhacay muqdisho qaraxii koowaad waxa uu saakay barqadii ka dhacay xaafadda taleex ee dagmada hodan waxaana lagu soo rakibay gaari nooca raaxada ah oo ay wateen laba ruux labadooduna dhaawac ayaa soo gaaray.

Related posts

TOP NEWS: Dhageyso Burcad Badeeda Soomaalida oo Hoos u dhac uu ku yimid Maxaa Sababay ?

admin

Daawo: Maxay ka Yiraahdeen dadka Ku nool Magaalada Nairobi Heshiiksii ay kala Saxiixdeen Kenya iyo Beesha Sadde

admin

Dhagaysiga dacwada xisbiga Hilmilo Qaran ay dowlada ka gudbiyeen oo bilaabatay.

admin