Breaking News Somali News

DEG DEG: Qarax Xoogan oo Goordhow lagu weeraray Hoteel ku yaala Muqdisho.

Bam Gacmeed ayaa Caawa lagu tuuray Hotel lagu Magacaabo oriental oo ku yaalla Degmada Shibis Ee Gobolka Banaadir.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Bamku uu ku dhacay Meel qashin ah oo u dhaw Hotelka islamarkaana aysan jirin wax Khasaare ah oo ka dhashay Bam Gacmeedka.

Related posts

Fah Faahin:- Dheeri ah Cabdi Siciid Dheere oo loo doortay Duqa Cusub ee Degmada Qardho Sawiro

admin

Maxaa saakey ka cusub xaaladda Magaaladda Beledxaawo, kadib ka bixitaankii……….

admin

R/Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo La Kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga

Ahmed sudani