Animation

DEG DEG: Qarax Xoogan oo Goordhaw ka dhacay wadada Maka Almukarama

no responses
Monday September 5, 2016 - 11:57 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararka aynu hada ka heleyno Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in WQarax Xoogan uu Goordhaw ka Dhacay Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay meel u dhaw Hotelka Maka Almukarama waxaana la shaaciyay in Gaari halkaa Maraayay uu qarxay inkasto aan la ogeyn gaariga in Qaraxa loo dhigay in uu ku Xirnaay.

Inta la Xaqiijiyay Qaraxa waxaa ku dhintay Laba Ruux halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen.

La soco Goordhaw Faah Faahin ku saabsan Gaariga Qarxay iyo Cida Saarneyd