Animation

DEG DEG: Qarax Xoogan oo Goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahin Hordhac ah oo la helay

no responses
Tuesday October 4, 2016 - 2:12 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Faah faahin dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo Baxaayan Qarax Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Dagmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa oo ahaa Nooca gaari laga soo buuxiyay ayaa waxa uu ku qarxay Meel aan sidaas uga Fogeyn halka loo yaqaan Seeybiyaano oo ku taala Dagmada Hodan.

Gaariga qarxay ayaa la sheegay in uu ahaa Nooca Raaxada ee Kaaribka loo yaqaan waxaana uu sababay Qasaaro kala duwan inkasto aan weli si rasmi ah loo ogaan Qasaaraha halka uu la egyahay Maadama weli Howsha Badbaadinta ay socota oo Gawaarida Ambulance ayaa Halkaasi ka howlgalaya.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay aheyd Meel aad u mashquul badan.

La soco wixii kusoo Kordhaa insha allah