Animation

DEG DEG: Qarax Xoogan oo Goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho Yaase lala Beegsaday????

no responses
Monday October 10, 2016 - 10:28 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Dhawaqa Qarax xoogan ayaa Goordhaw laga Maqlay Agagaarka Suuq Bacaad ee Dagmada Yaaqshiid.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay Meel Banaan ah iyadoona Dadka ka agdhaw halka qaraxa la dhagiyay ay Noo sheegen in gaariga ay korjoogeen Ciidanka Nabad Sugida oo ka war qabay in Gaariga uu qarax ku xiranyahay Waxaana la hubin in Ciidanka ay Qarxiyeen iyo In Iyaga uu ku qarxay Gaariga.

Faah faahin dhameystiran iyo qasaaro hadii uu jiro La soco wararkeena Dambo Insha allah