Animation

DEG DEG: Qarax xoogan oo goordhaw ka dhacay duleedka magaalada…..

no responses
Friday February 17, 2017 - 1:55 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka imaanaya magaalada beledweyne ee gobolka hiiraan ayaa waxa ay sheegayan in qarax xoogan uu ka dhacay duleedka magaalada beledweyne.

Qaraxa oo ahaay miino nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa loo dhigay maleeshiyo isbaaro dhigtay duleedka beledweyne halkaasi oo ay dadka lacago baad ah uga qaadan jireen.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Inta la xaqiijiyay hal ruux oo shacab ah ayaa ku dhintay waxaana ku dhaawacmay 4 kale oo maleeshiyada ka tirsan sida ay sheegeen goob joogayaal ka agdhawaay goobta uu qaraxa ka dhacay.

Ma ahan markii ugu horeysay oo qarax miino loo dhigay maleeshiyo isbaaro dhigtay duleedka beledweyne .

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.