Animation

DEG DEG: Qarax Xoogan oo Goordhaw ka dhacay Dagmada Boondheere ee Gobolka Banaadir Yaase lala eegtay Qaraxa????

no responses
Sunday October 23, 2016 - 5:54 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Warar Dheeraad ah ayaa Waxa ay ka soo Baxayan Qarax Gaari oo Goordhaw ka dhacay Dagmada Boondheere Gaar ahaan Inta u dhaxeysa Isgooyska Boondheere iyo Daljirka Daahsoon.

Qaraxa oo ahaa Mid xoogan ayaa waxaa laga wada maqlay Qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho .

Inta la Xaqiijyay ilaa 4 Ruux ayaa qaraxa ku geeriyootay Dhaawacana wuxuu gaaraya 5 Ruux sida Goob joogayaal ay Xaqiijiyeen.

Gaadiidka Gurmadka Deg dega ah iyo Kuwa Dab damiska ayaa Gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay.

Lama oga qaraxa Cida lala eegtay Mana jirto Ilaa iyo Hada Cid ka hadashay Qaraxan Cawada ka dhacay Dagmada Boondheere.