Animation

DEG DEG: Qarax qasaaro geestay oo Ciidamada Puntland lagula eegtay Buuraha Galgala

one response
Tuesday November 29, 2016 - 12:31 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka imanaya buuralayda Galgala ee Koonfurta magaalada Boosaso ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu qarax ka dhacay kaasi oo lala beegsaday ciidamada badda ee Puntland.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu beegsaday baabuur ay ciidankaasi la socdeen, waxaana la sheegayaa inay ku dhaawacmeen askar dhowr ah.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Buuralayada Galgala ayey ku dagaalamaan ciidamada amniga ee Puntland iyo maleeshiyada Al-Shabaab.

Hawlgallo milatari oo sannadkii hore ay sameeyeen ciidamada Puntland ayaa goobo ka mid ah buurakayda Galgala looga qabsaday maleeshiyada Al-Shabaab

Weerarkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo dhinaca kale ciidamada Puntland ay kusii siqayaan magaalada Qandala oo bishii hore ay qabsadeen maleeshiyada taanbacsan Daacish.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “DEG DEG: Qarax qasaaro geestay oo Ciidamada Puntland lagula eegtay Buuraha Galgala

Comments are closed.