Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Qarax Miino oo lagu dilay Taliyihii iy Abaanduulihii qeybta 12-ka April ee Xoogga Dalka

Qarax Miino oo Wadada Dhinaceeda lagu aasay ayaa lagu dilay Taliyihii Qeybta 12 Apriil ee Xoogga Dalka Cumar aadan dhabad Cumar dheere iyo Abaandullahii Qeybta 12April General Cabdi Cali Jamaame.

Qaraxa Miinada oo lala eegtay gaari ay saraakiil badan saarnaayeen ayaa waxa uu ka dhacay nawaaxiga deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Qaraxa waxaa sidoo kale ku geeriyootay ilaa 7 askari oo la socotay Saraakiisha Qaraxa ku dhimatay.

Related posts

SAWIRRO: Amiirka Qatar oo Socdaal lama Filaan ah ku tagay dalka iran.

admin

Mayor of Mogadishu granted a land to Somali National Army (SNA) as Turkish Government will construct a modern military training base.

admin

TOP NEWS: Maxaadan ogeyn oo kusoo kordhay dagaal culus oo ka qarxay deegaanka beerxaani oo kismaayo 50-KM u jirta??

Tifaftiraha K24