Deg Deg:- Qarax Miino Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0

Qarax lagu  xiray Gaari nuuca SURF ah ayaa waxa uu ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in uu jiro Khasaaro dhaawac  ah oo soo gaaray  1 qof oo shacab ah oo Ganacsi ku leh meesha wax ka dhaceen.

Gaariga Qarxay ayaa waxaa leh Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Cabdiraxmaan Cismaan Koronto.

“  waxaan galay goob Ganacsi , oo aan dan ka lahaa , markii aan ka soo baxay ayaan arkay Qarax Miino oo hoosyaaalla Gaarigeyga dib ayaana uga soo noqday , kadibna Gaariga ayaa Qarxay” sidaas waxaa yiri Cabdiraxmaan Cismaan Koronto.

Wixii ku soo kordha kala soco radioshabelle.com