Breaking News Somali News

DEG DEG: Qarax gaari oo goordhaw ka dhacay Agagaarka Isgooyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho

Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goordhaw ku qarxay meel u dhaw laami yaraha zoobe ee magaalada muqdisho.

Qaraxa waxaa gaarigiisa loogu xiray mid kamid ah shaqaalaha u shaqeya hey’addaha caalamiga ee ka howlgala caasimadda muqdisho.

Ma jirto qasaaro kale ee ka dhashay qaraxa marka laga reebo qofka saarnaay ee gaariga ee qaraxa loogu xiray kursigiisa.

La soco goordhaw faah faahinta qaraxa iyo qofka gaarigiisa loogu xiray ee dhaawaca uu soo gaaray.

Related posts

Daawo Xaflada Tayo Party Convention oo 21-ka June ka dhacaya Magaalada The Hague Ee Dalka Holland.

admin

Madaxda Carabta Oo Digniin Kama Dambeys Ah u Direy Trump

admin

Dhageyso: Maxaadan Ogeyn oo Maanta ka dhacay Wadada Xiriirisa Muqdisho oiyo Afgooye???

Tifaftiraha K24