Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Kaydka Wararka Xulka ah Top News

DEG DEG: Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho & Masuul katirsan DFS oo Toogasho lagu dilay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in falal toogasho ah iyo Qarax ay ka dhaceen magaalada.

Qarax bam ayaa Caawa lagu weerarray ciidamo ku sugnaa agagaarka isgoyska Taleex ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay inuu bamka oo ahaa kuwa gacanta laga tuuro uu ku dhaawacmay askari ka tirsan ciidamada dowladda.

Dhinaa kale dabley Bistoolado ku hubeysan ayaa galabta degmada Wardhiigley ku dishay masuul ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka, sida ay sheegeen dadka degaanka.

Masuulka ayaa lagu lagu Baar shaaha laga cabo waxaana magaciisa lagusheegay Siciid Kaarshe, iyadoo dableydii falka geystay uu goobta ka baxsaday.

Falalka amni darrada ayaa ka sii socda Muqdisho, inkastoo ciidamo badan ku sugan yihiin wadooyinka isla markaana la xiray wadooyin badan oo xaafadaha Muqdisho dhexdooda ah.

 

Related posts

DAAWO: Maamulka Somaliland oo ku dhaawaaqday Dagaal ka dhan ah.

gurey

SAWIRRO:- Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo xafiis cusub ka furatay Buula-burde.

Ahmed sudani

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka DFS oo kulan la qaatay R/W Ku xigeenka Dalka Turkiga

Ahmed sudani