Animation

DEG DEG: Puntland oo ku Hanjabtay in ay Joojineyso Doorashada Aqalka Hoose ee Garoowe ka socda Maxayse tahay Sababta????

no responses
Sunday November 27, 2016 - 10:05 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

War-saxafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland aysan aqbali doonin Go’aamada ka soo baxo Doorashada Labada Aqal ee lo qabanaayo Xubnaha Soomaliland.

War-saxaafadeedka ayaa waxaa kaloo lagu shaaciyay in lagu hakinayo Doorashadda Xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka socota magaalladda Garowe.

Puntland ayaa cadeysay in ysan raali ka aheyn oo aysan aqbali doonin natiijada Doorashada xubnaha Gobalada Waqooyi Galbeed kasoo galaya, waxaana la cadeeyey in la hareer-mariyey nidaamkii loo dajiyey ee ay iski raaceen Madasha Wadatashiga Soomaaaliyeed.

Halkaan Hoose ka Aqriso War-saxaafadeedka 

puntland-1 puntland-2