Animation

DEG DEG: Musharax General Fartaag oo ku Guuleystay Kursiga Seddexaad ee Aqalka Sare Jubbaland Kadib Markii uu ka Adkaaday Haweeney Musharax aheyd+Sawirro

no responses
Wednesday October 19, 2016 - 12:43 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Jubbaland oo Weli ka socota Magaalda Kismaayo ayaa Waxaa Kursiga Seddexaad ee Aqalka sare ku Guleystay Madaxweyne ku Xigeenkii Hore ee Jubbaland C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag Waxaana Kursigaan kula Tartameysa Musharaxa Haweeney ah oo Lagu Magacaabo Zaynab Maxamad Samoow.

Codeynta oo Mudo socotay Waxaa Ku guuleystay oo Xildhibaanada Jubbaland ay Codkooda Siiyeen Musharax C/llahi Shiikh Ismaaciil Fartaag wuxuuna Helay Codad gaaraya ilaa 55 Cod Halka Musharaxa kale ee Zaynab Maxamad Samoow ay Heshay 11 Cod.

Kursiga Seddexaad ee Aqalka Sare waxaa sidaas ugu guuleystay General Fartaag Madaxweyniii Hore ee Maamulka Jubbland.

Labadii Kursiga ee ka horeysay Aqalka sare waxaa ku guuleystay Xasan Faarax Xujaale iyo Axmad Xaashi Maxamuud .

Akhriso Seddexada Senetor ee Hada ay doorteen Xildhibaanada Jubbaland.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

1- Senetor Xasan Faarax Xujaale

2- Senetor Axmad Xaashi Maxamuud

3- Senetor C/llahi Shiikh Ismaaciil Fartaag

Doorashada Weli wey socotaa Waxaana Xusdi mudan in ay Harsantahay ilaa 5 Xubnood oo Laba Kamid ah looga baahanyahay in Haweyn ay Noqdaan welina Kaalinta Haweynka ma aysan soo shaacbixin oo Kursiga Qoondada Haweynka weli lama dooran.

dscn9411 dscn9416 dscn9417 dscn9419 dscn9420

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.