Animation

DEG DEG: Musharax Caan ah oo ku dhawaaqay in uu ka haray wareega labaad ee doorashada

no responses
Wednesday February 8, 2017 - 2:11 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Musharax madaxweyne Cumar c/rashiid ayaa goordhaw ku dhawaaqay in uu ka tanasulay musharaxnimadiisa wuxuuna sheegay in uu gabi ahaan wareega labaad uu ka haray.

Cumar C/rashiid ayaa helay 37 wuxuuna ahaay musharixii afaraad ee wareega labaad kusoo baxay .

Hada waxaa isku soo haray 3 musharax oo kala ah xasan shiikh, shiikh shariif, iyo farmaajo hadii mid kamid ah uusan tanasulin wareega labaad ayey gali doonan seddexdooda.

Facebook Comments