Animation

DEG DEG: Mid ka Mid ah Ergada Beesha Murasade oo lagu toogtay Afaafka Hore ee Xarunta Doorashada Cadaado iyo Kala Carara ka dhacay Goobta Doorashada

no responses
Wednesday November 16, 2016 - 8:58 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka Imaanaya Magaalada Cadaado ayaa waxa ay sheegayan in Goordhaw lagu kala Cararay Xarunta ay ka socoto Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Cusub.

Kala Cararka ayaa waxa uu yimid ka gadaal Markii Afaafka hore ee Xarunta Doorashada ay ka dhaceyso lagu Toogtay Mid ka mid ah Ergada Dooraneysa Xildhibaanada Baarlamaanka.

Ninka la toogtay ayaa la sheegay in uu kamid ahaa Ergada Beesha Murasade ee u Codeyneysa Xildhibaanada Beshaasi u Matali doona Baarlamaanka soo socda.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dableey Hubeysan ayaa Toogashaa geestay waxaana la sheegay in Goobta ay ka baxsadeen Durbadiiba.

Ciidamada Amaanka Galmudug ayaa waxa ay Wadaan Howlgal lagu Baadi goobaayo Dadka Falkaan ka dambeeyay.

Toogashadaasi ayaa timid, wax yar kadib, markii uu Musharax Mustaf Dhuxulow ku guuleystay Kursiga uu kula tartamayey Musharax Axmed Mukhtaar Maxamuud oo isaga tanaasulay.

Ergada Beesha Murasade ayaa aad uga Walaacsan Mashaqada Meesha ka dhacday ee lagu toogtay Mid kamid ah Ergada Beesha Murasade.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.