Animation

DEG DEG: Maxaadan Ogeyn oo Xildhibaanada Jubbaland ay Hada Kismaayo ka wadaan???? War ayaan idin kaga heynaa

no responses
Wednesday October 19, 2016 - 9:22 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Kismaayo Maanta Waxaa si weyn uga socda Diyaar Garowga Doorashooyinka Xubnaha Aqalka sare ee Jubbaland.

Musharixiinta Xubnaha Aqalka sare ee Jubbaland ayaa waxa ay gaarayan ilaa 20 Musharax waxaana laga doonaya in 8 Xubnood ay ka soo baxaan 20 kaas Musharax.

Xildhibaanada Jubbaland ayaana Hada ku Howlan in ay doortaan Xildhibaanada Aqalka sare ee Jubbaland.

Goordhaw ayeyna Doorashooyinka Bilaaban doonan Fadlan La soco wararkeena Dambo