Animation

Deg-deg; Maxaadan Ogeyn Oo Puntland Iyo Gamudug U Dhaxeeya Oo Duleedka Gaalkacyo Saakey Ka Socda????

no responses
Wednesday September 28, 2016 - 5:59 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Dagaal Culus oo u dhexeeya Maleeshiyaad kala Taabacsan Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Saaka ka Qarxay Duleedka Bari ee Magaalada Gaalkacyo.

Warar hor dhac ah ayaa sheegay in Dagaalka Saka ka Qarxay Bariga Gobolka Mudug ay ku dhinteen ugu yaraan 8 Qof halka Dhaawacu uu ka badan yahay 15.

Maleeshiyaadka ku kala abtirsada Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Dhowr jeer ku dagaalamay Miyiga Gobolka Mudug.

Maamulada Galmudug iyo Puntland weli war kama soo saarin Dagaalka ka dhacay Gobolka Mudug.