English News Somali News Top News

DEG DEG: Maxaadan ogeyn oo ka socda Baydhabo, Garbahaarey, Dhuusamareeb & Gaalkacyo?

Waxaa maanta is isku mid ah uga socda Magaalooyinka Baydhabo,Garbahaarey,Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo oo ay Maamulaan Maamulada kala ah Koofur Galbeed,Jubbaland,Ahlusunna iyo Galmudug Banaanbaxyo looga soo horjeedo Xasuuqii lagu laayay dadka Shacabka ah ee ka dhacay Magaalada Muqdisho 14-kii Bishaan.

Banaanbaxa ka dhacay Magaalooyinkaas waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin kala duwan iyo Qeybaha kala gadisan Ee Bulshada ku nool Goobaha uu banaanbaxu ka dhacay.

Dhamaan dadka ka qeyb galay Banaanbaxa oo Madaxa ku soo Xirtay Calaamad gaduudan oo ay ku muujinayaan Dareenkooda ku aadan in ay ka xun yihiin Shacabkii lagu xasuuqay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo midoobo sidii loola dagaalami lahaa Dadka ka soo horjeeda Nabadda Soomaaliya islamarkaana Nololsha u diidan  Shacabka Soomaaliya.

Related posts

K24 oo heshay sawirada Hollka ay ka dhacayso Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha

admin

Daawo: Xarfaantii xaalufinta ka waday Xamar oo xaabis lagu bilaabay

admin

Puntland oo soo dhaweysay Heshiiskii Doolow ka dhacay

admin