Animation

DEG DEG: Maxaadan ogeyn oo halisteeda oo hada laga soo sheegaya deegaanka Goob-weyn ee duleedka Kismaayo??

no responses
Saturday February 4, 2017 - 5:09 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Qarax xoogan oo loo adeegsaday miino ayaa la sheegay in uu ka dhacay Maqaaxi ku taala deegaanka Goob weyn ee Duleedka Magaalada Kismaayo.

Qaraxa waxaa la sheegay in lagu aasay maqaaxida goob-weyn ku taala halkaasi oo waxyeelo ay ka soo gaadhay dad shacab ah .

Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhaawacantay qaraxa kuwaasi oo la sheegay in ay shacab ahaayeen.

Maqaaxida qaraxa uu ka dhacay waxaa ka cunteyn jiray ciidamada dowlada ee deegaanka ku sugan.

Goob-weyn waxa ay kismaayo kaga beegantahay dhanka wuqooyi waxaana ay u jirtaa 15-KM qiyaastii.