Animation

Deg-deg; Maxaadan Ogeyn Oo hadda Laga Soo Sheegayaa Shirkii Jowhar (War Culus Ayaan Idinkaga Wadnaa)

no responses
Sunday October 2, 2016 - 7:12 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Waxaa fashil ku dhaw Shirka Magaalada Jowhar Ee Maamul usameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.
Shirkaasi waxa lasoo sheegayaa in Ergada qaarkood ay iskaga baxeen maadaama ay saluug muujiyeen.
Waxgaradka shirka ka baxay waxay diideen inay faah faahiyaan waxa ay qoonsadeen balse waxa la xaqiijiyey in habsami socodka shirka ay ku qanci waayeen.’
Xalay oo idil waxaa ka socday Shirar gaar gaar ah Magaalada Jowhar iyadoo IGAD ay umuuqato mid fashil ku ah Shirkaasi.
Wararka hoose oo Warqaad helayso ayaa sheegaya in Waxgaradkii shalay ka baxay Shirka lagu qanciyey inay maanta dib ugu soo laabtaan oo ay xalintooda xalay ku mashquuleen Mas’uuliyiinta Gudiga Farsamada Maamul Sameynta.