Animation

DEG DEG: Maxaadan Ogeyn oo hada laga soo Sheegaya Magaalada Cadaado??? war ayaan idin kaga adnaa

no responses
Monday September 26, 2016 - 11:24 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararka aynu ka Heleyno Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug ayaa waxa ay sheegayan in Banaanbax Xoogan uu ka socdo bartamaha Magaalada .

Dibad-baxaan ayaa waxaa lagaga soo horjeeda Xukun la sheegay in Dowlada Hindiya ay ku Riday Dhalinyaro Soomaliyed oo Ku Eedeysan Burcad Badeednimo.

Dibad baxaayaasha ayaa u Badnaay haweyn iyo Caruur Iyagoona ku qeylinaayay Erayo ka dhan ah Dowlada Hindiya iyo Xukunka Maxkamad ku taala Magalada Mombia ay ku Riday Muwaadiniin Soomaliyed.

Qaar ka mid ah Dadka Dibad baxa Dhigaayay oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay aad uga soo horjeedan Xukunka Dowlada Hindiya ay Dhalinyaradaasi ku Riday waxayna Dowlada Federaalka ka Codsadeen in ay Faragalin ku sameysan Maxkamadeynta Dhalinyaro Soomali ah oo Dalka Hindiya ka socota.

Banaanbax lamid ah Kan ayaa shalay waxa uu ka dhacay Magaalada Galkacyo.