Animation

DEG DEG: Maxaadan Ogeyn oo hada laga soo sheegaya Deegaanka Toora-toorow ee Gobolka Shabeelada Hoose??? War ayaan idinkaga wadnaa

no responses
Thursday September 22, 2016 - 1:04 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Sida ay sheegayan Warar aynu Goordhaw ka helnay Deegaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeelada Hoose Qarax Xoogan ayaa ka dhacay Gudaha Magaalada.

Qaraxa oo ahaa Mid Xoogan ayaa Guud ahaan waxaa laga Maqlay Dagmada Tooratoorow waxaana Dadka deegaanka ay sheegen in Marqura ay ku baraarugeen Daryanka Qarax xoogan oo magaalada oo dhan laga wada maqlay.

Lama xaqiijin Cida Qaraxan lala eegtay iyo qasaaraha ka dhashay toona

Lasco wararkeena Dambe wixii kusoo Kordhaa Insha allah

Facebook Comments