Animation

DEG DEG: Maxaadan Ogeyn oo Hada laga sheegaya in ay Ka jirto Magaalada Galkacyo???

no responses
Tuesday November 1, 2016 - 7:27 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug wararka ka imaanaya waxa ay sheegayan in Rasaas Goos goos ah laga maqlaayo qeybo kamid ah Magaalada Galkacyo.

Rasaasta oo ah mid Goos goos aya si aad ah looga maqlaya Xaafadaha ku yaala Galbeedka Magaalada Galkacyo oo ay isku Horfadhiyaan Ciidamada Galmudug iyo Puntland.

Ciidamada Labada Maamul ayaa waxa ay hada Isku Horfadhiyaan Meel 8Km u jirta Magaalada Galkacyo.

Qaar kamid ah Dadkii Horay uga Barakacay Magaalada Galkacyo ayaa dib usoo laabanayay Maadama Labadii Maamlood ee ugu dambeysay Xaaladda Magaalada ay aheyd Mid Dagan.

Lama Oga Rasaasta dhaceysa iyo Ujeedka ay u dhaceyso Dadka ayaanab baqdin ka muujinaya Rasaasta ay Maqlayan .

La soco Kismaayo24 Wixii Warar ah ee kusoo Kordhaa Insha allah