Animation

DEG DEG: Maxaadan ogeyn oo hada ka socda magaalada kismaayo ee xarunta maamulka jubbaland?

no responses
Tuesday June 6, 2017 - 8:47 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararka ka imaanaya magaalada kismaayo ayaa waxa ay sheegayan in ammaanka magaalada maanta aad loo adkeeyay laguna arkaayo ciidamo aad u badan.

Waddoooyinka magaalada ayaa xiran gabi ahaan mana jiro wax dhaq dhaqaaq ah oo magaalada ka socda dadka iyo gaadiidka ayaa loo diidaya in ay maraan waddooyinka qaar ee magaalada.

Gaadiidka gaashaman ee ciidamada Kenya ayaa lagu jaray wadooyinka waaweyn ee Magaalada Kismaayo, halka ciidamada Jubbaland lageeyay xaafaddaha Magaalada.

Madaxweyne maxamad c/llahi farmaajo ayaa ku wajahan maanta magaalada kismaayo iyadoona maalintii shalay magaalada ay uga sii hormareen wafdi hordhac u ah socdaalkiisa.