Animation

Deg-deg: Maxaadan Ogeyn Oo Ay Ciidamadda Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Hadda Ka Sameynayaan SUUQA Bakaaraha??? (War Ayaan Idinkaga Wadnaa)

no responses
Tuesday September 27, 2016 - 6:08 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Dadka degaanka ayaa inoo xaqijiyay inaysan jirin dhaq dhaqaaq gadiid oo saaka ka shaqeeya suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Hal mar ayaa waxaa lagu soo wada toosay ciidamo Soomaali ah iyo kuwa AMISOM oo iyagu gudaha ugu jira Suqaasi.

Waxaanan la ogeyn bartilmaameedka balse wararka waxa ay sheegayaan in baaritaanka uu yahay mid hal jiho ah.

Dadkii subaxii u kalihi jiray Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa qaarkood la sheegaya in ay lugeenayaan si ay goobahooda ganacsi u gaaran halka kuwa kalana wali ay yihiin kuwa aanan gaarin.

Saraakiisha howlgalka wax ka hogaaminaysa ayaan wali iyagu faahfaahin ka bixin sababaha howlgalka.