Animation

DEG DEG: Maryan Cariif Qaasim iyo Naciima Maxamad Gacal oo ku Guuleestay Kuraasta Aqalka Hoose ee Galmudug+Sawirro

3 responses
Saturday November 19, 2016 - 11:01 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Magaalada Cadaado waxaa Maanta markale ka Bilaambay Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Maamulka Galmudug ka imaanaya.

Doorashada Maanta Waxaa loo Tartamaya ilaa 4 Kursi oo ay Musharixiinta ay u Tartamayan in ay Kursigaan ku Guuleystaan.

Musharaxa Maryan Cariif Qaasim ayaa goor dhow ku guuleysatay doorashada xubnaha aqalka hoose ku metelaya maamulka Galmudug ee ka socota magaalada Cadaado.

Ergooyinka Beesha Cabdalle Sebti oo ka tirsan beesha Murusade ayaa Maryan Cariif  cod bixin u qaaday, waxayna heshay codad gaaraya 45-cod.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Sidoo kale waxaa Kursiga Labaad ee Aqalka Hoose kusoo baxday Xildhibaan Naciimo Maxamed gacal Kursiga Beesha Murasade / Foolculus Daguuro.

Doorashada weli wey socotaa ilaa 2 Kursi ayaana Harsan.

Halkaan Hoose ka Akhri Shaxda Doorashada Kuraasta Maanta 

kurasHalkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Doorashada

carif_1 carif_2 carif_3 carif_4 carif_5 maryan_1 maryan_2 maryan_4 maryan_5 maryan_6 maryan_7 maryan_15

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

3 thoughts on “DEG DEG: Maryan Cariif Qaasim iyo Naciima Maxamad Gacal oo ku Guuleestay Kuraasta Aqalka Hoose ee Galmudug+Sawirro

Comments are closed.