Animation

DEG DEG: Markab siday 500 oo Neef ayaa la sheegay in uu ku qalibmay Xeebaha Magaalada…..

no responses
Wednesday January 11, 2017 - 4:14 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararka ka imaanaya Magaalada Ber bera ee Maamulka Soomaliland ayaa waxa ay sheegayan in Xeebaha Ber bera ay ku qalibantay Doon ay Saarnaayeen ku dhawaad 500 oo neef oo xoolo ah.

Doonta ayaa la sheegay in ay U rarneyd ganacsatada Dhoofka Xoolaha ee Soomaliland iyadoona Ciidamada Badda Soomaliland ay Hada ku Howlanyihiin Bad baadinta Xoolaha saarnaay Doonta gadoontay.

Faah faahin intaa ka dheeri ah weli lama helin Balse waqtiyada soo socda ayaa Xog intaan ka badan laga heli doona.