Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Somali News

DEG DEG: Maqaaxi laga daawanayay Doorashada Madaxweynaha oo Bambo gacmeed lagu weeraray

Kooxo hubeysan ayaa waxa ay bambo gacmeed ku tuureen maqaaxi ku taala magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Maqaaxidaan ayaa waxaa laga daawanayay doorashada madaxweynaha oo si toos ah muuq baahiyaha uga socota.

Laba ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen qaraxa iyadoona aan la sheegin dhimasho ka dhalatay qaraxa.

Ciidamada Ammaanka ayaa baaritaan ku bilaabay meelaha u dhaw maqaaxida bambada lagu weeraray,

Related posts

M/weynaha Galmuudg oo Baarlamaanka ka Codsaday Ansixinta Golehiisa Wasiirada

admin

Sawirro: Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka oo Maanta kormeeray qeybaha kala duwan xarunta golaha shacabka

admin

SAWIRRO: Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Wafdigiisa Halkee ayey Booqdeen Inta ay ku suganyihiin Magaalada Nairobi

Tifaftiraha K24