Animation

DEG DEG: Magaalada muqdisho oo goordhaw lagu dilay dilay Nabad-doon caan ah+Magaciisa

no responses
Monday February 13, 2017 - 5:42 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayan Nabad-doon caan ah oo cawada maqribkii lagu dilay magaalada muqdisho.

Dableey hubeysan ayaa suuqa bakaaraha waxa ay ku dishay allaha ha u naxaristee nabad-doon Bashiir Xagaley oo si weyn looga yaqiinay magaalada muqdisho.

Labo wiil oo dhalinyaro ah islamarkaana bastoolad ku hubeysan ayaa geesatay dilka nabad-doonka iyagoona durbadiiba goobta ka baxsaday sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen goob joogayaal.

Lama oga sababta loo dilay nabad-doonka waxaana inta badan magaalada muqdisho ka dhaca dilalka qorsheysan ee lagula kaco dadka wax galka u ah bulshada.