Animation

DEG DEG Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Galkacyo so garay..

no responses
Monday November 30, 2015 - 5:07 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Wararka naga soo garaya magaalada Galkacyo ee xarunta ganacsiga maamulka Galmudug ayaa tibaxaya in magaaladaasi ay so gaareen Wafdi u hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi.

Wafdiga Madaxweyne kuxigeenka ayaa waxa la sheegay in ay magaalada galkacyo u yimadeen sidi ay uga qayb qadan lahaayrn xal u helida mushkilada ka dhex tagaan Maamulkiisa iyo Maamulka Puntland.

 

Wafdiga Madaxweyne kuxigeenka ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro, Xildhibaano iyo odayal dhaqan oo ka kala yimid Cadaado iyo Cabudwaaq.

 

Imaatinka Madaxweyne kuxigeenka u yimid Magaalada Galkacyo ayaa waxay ku so adaysa xili maalinta bari ahnlo balansan yahay Shirweyne ay ka qayb qadanayaan Madaxda qaranka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada ee ku sugan Magaalada Cadaado.

Facebook Comments