Animation

Deg-deg: Madaxweyne Guuleed-ka Galmudug Oo Safar Ugu Wajahan Magaaladda……………………………..(TOlow Waa Magaaladee???)

no responses
Monday October 3, 2016 - 8:00 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guleed ayaa ku wajahan saaka magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug sida ay Xaqiijiyeen Masuuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Cadaado.

Madaxweyne Guulled ayaa la sheegaya in Socdaalkiisa uu yahay Mid uu ugu kuur galaayo Xaalada Nololeed ee Dagmada Hobyo iyo wleiba Halka uu maraayo Dhismaha Wadada isku Xirta Hobyo ilaa Galkacyo.

C/Kariim Guulled ayaa sidoo kale lagu wadaa in uu Booqasho ku tago deegaano dhowr ah oo Hoostaga Dagmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Inta uu ku suganyahay Hobyo wuxuu kulamo la qaadan doona Masuuliyiinta Dagmada iyo qeybha kala duwan ee Bulshada Dagmada Hobyoo.

La soco wixii warar ah ee kusoo Kordhaa Insha allah

Facebook Comments