Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

DEG DEG:- Madaxweyne Gaas oo soo Gaba-Gabeyey Safarkiisi Maraykanka Kadib Dulaanka Shabaab

Wararka ka imaanaya Dalka Maraykanka ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali gaas uu so Gaba gabeyeey Safarkiisi Maraykanka kadib dulaankii kooxda Alshabaab ee Gobalada Mudug iyo Nugaal.

Cabdiweli ayaa ka soo dhoofay magaalada Minneapolis,isagoo ku soo jeeda waddankii,sida u sheegay Habiib Farah oo horay usoo noqday madaxa baratakoolka xafiiska madaxweynaha.

Safarka deg deg ah ee Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli ayaa kuso beegmaya xili xalay ay qabsadeen magaalada Garacad Kooxda alshabaab balse saaka xili hore ay isaga baxeen iyadoo hadda degaano kale oo nugaal katirsan ay ku socdaan,waxaana wararka qaar shegayaan in hadda ama xiligan doonyo labo gaaraya oo Hub sida ay gareen garacad.\

Wasiirka amniga Dowladda puntland qarjab ayaa saxaafada la hadlay gordhawayd ayaa sheegay inay ka war hayaan dhaq dhaqaaqa alshabaab isla markana ay gacan siinayo shabaab Dowladdda Dhexe ee somalia taas oo ku aadan ayeey dheheen didmada 4.5 ay diiday Puntland.

Related posts

Deg-deg: Madaxweyne Axmed Maddobe Oo Goor Dhaweyd Nairobi U Duuley (Tolow Muxuu Ka Dooney??)

admin

XOG: Kenya oo arin kaloo layaab leh ka wadda Gobalka Gedo (Tolow maxay tahay arintaasi??)

admin

Daawo: Waxbadan ka ogow Kulan Xasaasi ah oo Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ku dhexmaray C/wali Gaas iyo Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaliya

Tifaftiraha K24