DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo oo laga keenay Mooshin Xil ka qaadis ah

0

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa Mooshin Xil ka qaadis ah waxa ay ka keeneen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Maxamad C/llahi Farmaajo waxaana Mooshinka qabtay oo sharci ka dhigay guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Mooshinka waxaa si Rasmi ah looga diiwaan galiyay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka taasi oo sharci ka dhigeysa jiritaanka Mooshinka.

Lama Oga tirada Rasmiga ah ee Mooshinkaan Xil ka qaadista Madaxweynaha Saxiixday Balse Madaxweynaha waxaa Mooshin xil ka qaadis ah ka keeni karta oo kaliya 92 Xildhibaan.