DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Galkacyo iyo Diyaaraddo dusha kala socda Ammaankiisa

no responses
Saturday January 13, 2018 - 1:24 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa kasoo dagay Garoonka Gaalkacyo waxaana soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug iyo Xubnaha Maamulka mudug ee Puntland iyo Galmudug.

Ammaanka magaalada Gaalkacyo ayaa siweyn loo adkeeyey,waxaana lafilaya wafdiga madaxweyanaha in uu la kulmo madaxda Galmudug iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaalada Gaalkacyo uga bilaabanaysaa booqasho uu ku marayo deegaano ka tirsan Galmudug,ka sokow Gaalkacy waxaa lafilaya in madaxweynuhu uu tago magaalada Cadaado iyo deegaano kale.

Facebook Comments