Animation

DEG DEG:- Madaxweynaha Jubbaland oo Garowe soo Gaaray

no responses
Sunday November 29, 2015 - 12:32 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo gaaray Magaalada garowe ee Caasimadda Waxaan kusoo dhaweyeey Garowe Madaxwweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

Wafdiga Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland uu kusoo gaaray Caasimadda Garowe ayaa sheegaya in uu salka ku hayo Xiisada Coladeed ee Kajirta Magaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

Waxaa loo galbiyeey Aqalka Madaxtooyadda ee Garowe Halkaas oo uu shir Xasaasi ah kula leyahay Madaxweyne Cabdiweli gaas.

Sawiro iyo Codad lasoco gordhow

Facebook Comments