Animation

DEG DEG: Madaxweynaha Hirshabeele oo Goordhaw La doortay Yaase ku guuleystay Xilkaasi???

no responses
Monday October 17, 2016 - 3:39 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Waxaa soo gaba gabowday Doorashada Madaxweynenimada ee dowlad Gobaleedka Hirshabeelle, taas oo ay ku tartamayeen labo Musharax.

Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ku guuleestay Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle kaas oo helay codad gaarayay 61 cod, halka Musharaxa kale oo ah Maxamed Cabdi Waare uu helay 36 cod.

Sidoo kale waxaa Hada socda Doorashada Madaxweyne ku xigeenka.

Hoolka shirka  waxaa kusugan Masuuliyiin kasocda dowlada Soomaaliya ,Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo Xildhibaanada aqalka sare  oo  Cadaado kagu soo dortay.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle waxaa ku tartamaya labo musharax oo kala ah Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe)e iyo siyaasiga Cali Xasan Taakow .