DEG DEG: Madaafiic culus oo hadda laga maqlaayo qeybo badan oo Magaallada Muqdisho kamid ah

0
3D illustration of a breaking news TV screen

Daqiiqado ka hor ilaa dhowr iyo toban madaafiic ah ayaa laga maqlay dagmooyinka gobolka banaadir ee ku dhaw dhaw madaxtooyada Villa soomaliya.

Madafiicda ayaa kusoo dhacday xaafaddo ka tirsan dagmooyinka wardhiigleey xamar-weyne howl-wadaag iyo dagmooyin kale.

Xaafaddaha u dhaw dhaw madaxtooyada ayaa madaafiicda badankeed ay ku dhacday lamana oga qasaaraha ka dhashay.

Caawa oo bisha ramadaan ay koow tahay ayey dadku ku tooseen madaafiic aan la ogeyn halka ay ka soo dhaceyso.

Ilaa iyo hadda waxaa la maqlaya daryanka madaafiicda