Somali News Top News

DEG DEG: Maamulada Galmudug iyo Puntland oo Isku Raacay Arin aad ugu Wanaagsan Magaalada Galkacyo….

Masuuliyiinta Maamul-goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa Maanta Guddi u saaray xalinta khilaafyadii iyo colaaddii ka jirtay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Warar ay goor dhow aan helnay ayaa waxa ay sheegayan in Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed u sheegay in Masuuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland ay u saareen Guddi heer Wasiir ah oo ka soo baaraan daga colaadii ka oloosnayd Magaalada Gaalkacyo, kuwaasi oo howshoodu tahay nabadeynta iyo joojinta dhiigga ku daadanaya Magaaladaasi.

Magaalada Gaalkacyo ayaa beryahaanba waxaa ka taagnaa xiisad colaadeed ee uu ku daatay dhiig, islmarkaana ay ku barakaceen Shacab aad u fara badan.

Related posts

Daawo: Maxaad kala socotaa xildhibaano ka tirsan baarlamaanka jubbaland oo ku sugan dalka kenya iyo sababta ay halkaasi u joogaan?

Tifaftiraha K24

Will Somali PM’s Soma Oil agenda going to be the beginning and the end of Farmajo’s administration?

admin

Faqiirnimo: Somalia oo booska 41 aad ka gashay 50-ka dal ee aduunka ugu faqiirsan,Yaa koowad noqday?

admin