Breaking News Somali News

DEG DEG: Laba qarax oo goordhaw ka dhacay qeybo kamid ah dagmada xamar-weyne maxaa qasaaro ah oo ka dhashay??

Wararka ka imaanaya dagmada xamar-weyne ee gobolka banaadir ayaa waxa ay sheegayan in laba qarax ay ka dhaceen qeybo kamid ah dagmadaasi.

Qaraxyada oo ahaay miino nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa la galiyay meel u dhaw iskuulka macalin jaamac ee dagmada xamar-weyne.

Saraakiisha ammaanka dagmada ayaa warbaahinta u sheegay in qaraxyadaasi ay fashiliyeen ciidamada ammaanka .

Ma jiro wax qasaaro ah oo qaraxyada ka dhashay sida saraakiisha ay sheegeen waxaana ciidamada ay bilaabeen howlgallo lagu baadi goobaayo raga qaraxyadaan ku aasay dagamda xamar-weyne.

Related posts

“akhriso” Warbixin Kooban oo ku saabsan Xaalada Nolaleed ee Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo.

admin

MAQAAL: Su’aasha aysan soomaalidu wali ka jawaabin: Sidee magaalada ugu wada noolaanaa?

admin

Daawo: Hey’adda NISA jubbaland oo goordhaw soo bandhigtay meydka Madaxii howlgallada alshabaab ee jubbooyinka

Tifaftiraha K24