Animation

DEG DEG: Kursiga Ugu Horeeya Aqalka Hoose ee Hirshabeele oo la Doortay Yaase ku Guuleystay ???

no responses
Wednesday November 16, 2016 - 10:34 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose oo ka Bilaabatay Magaalada Jowhar ayaa waxaa Ergada waxa ay u Codeyeen Kursiga Koowaad ee Aqalka Hoose Hirshabeele.

Xildhibaanad Khadiija Maxamad Diiriye ayaa ku Guuleysatay Kursiga Koowaad ee Aqalka Hoose Hirshabeele.

dsc03791

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Khadiija Maxamad Diiriye ayaa Heshay Codadka 51 xubnood ee ergooyinka wax dooraneysa Sidaasna waxa ay uga guuleysatay Musharaxa kale ee Kursiga kula Tartamaya.

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa tan iyo sanadkii 2000 aheyd Xildhibaan, sidoo kale waxaa ay horay xilal Wasiiro ka soo qabatay xukuumadihii dalka soo maray.

Doorashada Weli wey socotaa Waxaana Hada la dooranaya Kursiga Labaad ee Aqalka Hoose Hirshabeele Iyadoona Guud ahaan Maanta la dooran Doono 13 Xildhibaan oo kamid Noqonaya Aqalka Hoose.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.