Breaking News Somali News

DEG DEG: Kooxda xidiga geeska oo goordhaw uu gaari kula rogmaday duleedka hargeysa iyo warar kala duwan oo kasoo baxaya

Wararka aynu ka heleyno magaalada hargeysa ayaa waxa ay sheegayan in goordhaw uu gaari la rogmaday qaar ka tirsan fanaaniinta xidigaha geeska.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay gaadhigan la dhacay kooxda Fanaaniinta ah, hasayeeshee waxa lagu soo waramayaa in iyaga oo ku sii jeeda dhinaca galbeed ee magaaladda Hargeysa isla markaana socdaal ugu soo baxayay gobolada Galbeedka uu la dhacay Gaadhigii ay saarnaayeen.

Qasaaraha ka dhashay shilkaan weli lama ogaan waxaana hada socda gurmadka dadkii saarnaay gaariga rogmaday.

Faah faahin dheeraad ah goordhaw la soco insha allah

Related posts

Baarlamanka oo maanta ku kulmaya xarunta Golaha Shacabka kadib………..

admin

Xukuumada Somaliya oo diiday in ay Kenya hogaamiso howlgalka ilaalada xeebaha dalka.

admin

Top News: Muxuu Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Ka Sameynayaa Galinsoor??/ (War Ayaan Idinkaga Wadnaa)+Sawirro

Tifaftiraha K24