DEG DEG: Koox Hubeysan oo Muqdisho ku dishay Gabar Boolis ah

0

Wararka ka imaanaya Degmada Xamar Jajab ayaa sheegaya in Suuqa Qudaarta lagu iibiyo oo Degmadasi ku yaalla ay koox hubeysan ku dileen Gabar Booliska ka tirsaneyd oo Lagu Magacaabi jiray Asturo Cali.

Ma jirto faahfaahin badan oo ku saabsan dilka Askariga la dilay Ee Booliska Soomaaliya ka tirsan balse waxa looga shakisan yahay iney dilen Kooxda Al Shabab.

Waxa ku soo kordha halkan kala soco insha allah.