Animation

DEG DEG :- Kenya oo ku dhaqaaqday talaabo ay uga argosanayso Dowlada Somalia.

no responses
Friday September 9, 2016 - 1:35 under Somali News by admin
mqdefault

Ayaado maalmihi ugu danbeyay dowlada Kenya ay sameyn xoggan oo dhanka dhaqalaha ah ku yeelatay xayiraadi  lagu so rogay  khadka kenya ayaa manta dowlada kenya waxa ay ku dhaqaaqday Taalabo argudasho ah.

Dowlada Kenya ayaa manta shatigii kala noqotay Bangiga weyn ee laga leeyahay Dalka Somalia ee DahabShiil Banka.

Ujeedada ka danbaysa in shatiga lagala noqdo bank dahab shiil ayaa waxaa lagu sheegay in  ay tahay cadaadis Dowlada kenya ay ku rabto in  xayiraada loga qaato qadka somalia.

Xayirada bank dahabshiil ayaa sameyn weyn ku yeelan doonta Somalida Kenya dagan Ganacsato kenyan ah iyo waliba hay.adaha qaramada midobay oo ayaguna aad u isticmaala.

Dowlada Somalia ayaan wali ka hadlin xayiraada lagu so rogay bank dabahshiil oo ka mid ah Shirkadaha ugu waweyn Somalia.