Animation

DEG DEG: Guddiga Doorashada oo Go’aan Culus ka soo saaray Musharixiinta Maanta diiday in ay ka qey galaan Doodii ka Socotay Xarunta Golaha Shacabka

no responses
Tuesday January 31, 2017 - 12:49 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaanba la joojiyay doodii loo qaban lahaa Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Guddoomiyaha Guddiga C/rixmaan Ducaale Beyle oo warbaahinta kula hadlay xarunta baarlamaanka ayaa sheegay in maanta dalka oo dhan ay ka jirtay cilad xagga Internetka ah taasina ay keentay in TVda si toos ah looga daawan waayo Dooda.

“Waxaan u aragnay in hadii aan dib u dhigno Dooda oo la qabto mar kale inay taasi qaldi karto Jadwalka loo go’aamiyay habraaca doorashada, sidaa darteed waxaan joojinay doodii Musharaxiinta loo qaban lahaa.” Sidaasi waxaa jiri Guddoomiyaha Guddiga.

maalinta khamiista ah oo ay beegantahay 2-da Febraayo ayaa waxaa bilaabanaya khudbadaha Musharaxiinta Madaxweynaha ay u jeedinayaan Baarlamaanka Soomaaliya taas oo socon doonta 5-ta Bisha.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.