Animation

DEG DEG: Golaha Wasiirada Soomaliya oo Go’aan Culus ka soo saaray Duqeyntii Mareykanka uu la Beegsaday Ciidanka Galmudug+Sawirro

no responses
Thursday September 29, 2016 - 2:08 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Kulankii Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya maantay oo taariikhdu tahay 29 September 2016 ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Shacabkii iyo Ciidamada Daraawiishta ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Goluhu wuxuu walaac ka muujiyay sheegashada Puntland ee duqeyntaas. Sidoo kale Goluhu wuxuu ka codsaday Dowlada Maraykanka inay sharraxaad waafi ah ka bixiso weerarkii ay dayuuradaheedu ku qaadeen Ciidanka Daraawiishta Galmudug.

Hoos ka aqriso War – Murtiyeedka.

ok-1-4ok2-3carte1 carte2 carte3 carte4 carte5 carte6 carte9 carte7 carte8